Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Deeggaanka Milxo oo hoos tagata degmada Laasqoray ayaa maanta waxaa qabsaday dab kaas oo burburiyey inta badan guryihii halkaas ka dhisnaa. Ma jiro wax qasaaro nafeed ah, balse waxaa ku buruburay hantidii ay lahaayeen dadka deggenaa halkaas. …

28th September 2024  admin  

17kii sano ee Laascaanood xooga ku haysteen beesha Isaaq ayeey wax badan ilaaween. Hadda ayeey soo xasuusteen …

28th September 2024  admin  

Nabadoon Mursal Maxamuud Cabdi, waayo-joog waxbadan og kana sheekaynaya taariikhda dheer ee Waqooyiga Soomaaliya, waa halkee xadka beelaha Harti iyo Isaaq ee Waqooyiga Soomaaliya? waxbadan ka ogoow waxyaabihii ka dhacay mandaqada Sool 1890 ilaa 2023 | Qaybta Koowaad ee waraysi …

28th September 2024  admin  

Ninka Soomaaliga ah ee la sheegay in uu guryaha ku xareeyay kumanaan qof oo Jarmal ah Dadka deggan Tuulada Hardheim ee degmada Neckar-Odenwald-Kreis ayaa qaarkood la sheegay in ay muujiyeen cabasho ka dhanka ah nin Soomaali ah oo tahriib ku …