Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa “Xilli dhow Soomaaliya waxa ay noqon doontaa meel ka caagan argagixisada” Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa sheegay in Soomaaliya ay ku socoto jidkii horumarka iyo dib u soo kabashada, haatanna ay …

27th September 2024  admin  

Hoggaamiyaha Golaha Fulinta ee Maamulka SSC-Khaatumo Mudane Cabdiqaadir Axmed Aw-Cali oo khudbad ka jeediyey kulan casha sharaf ah oo caawa loo sameeyey wafuud ka socotay Dowladda Federaalka Soomaaliya …

27th September 2024  admin  

Waa Kumaa Cabdi Madoobe, Sargaalka SSC ee Soomaaliland Ku Sheegtay argagixisada? Markii uu bilowday dagaalka Laascaanood bilowgii sanadkaan 2023 ka, magacyo badan ayaa soo shaac baxay, kuwaas oo hadal hayn ka dhaliyay baraha Bulshada Soomaalida. Cabdi Madoobe waa mid kamid …

27th September 2024  admin  

Wafdi ka socda dawladda federaalka ayaa soo gaaray magaalada Laascaanood si ay ugu kuur gallaan xaalladda ka jirta halkaas. Magaalada ayaa burubur uu ka soo gaaray dagaalkii ka socday Laascaanood, balse waxaa muuqata in magaalada ay haatan ku soo noqoneeyso …