Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

28th September 2024  admin  

Biden oo digniin u jeediyey Netanyahu ka dib kulankoodii ugu horeeyey Madaxweynaha dalka Maraykanka Joe Biden ayaa Arbacadii kula kulmay magaalada New York, ra’iisal wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, si uu ugala hadlo qodobo ay ka mid yihiin, tallaabooyinka deegaan ballaadhsiga …

28th September 2024  admin  

Shan goobood oo loo dalxiis tago oo ku yaalla dhulka Soomaalida Gobolka Sanaag wuxuu leeyahay goobo caan ka noqday gayiga Soomaalida, kuwaas oo badankood ah kuwa loo dalxiis tago. Hadaba waxaan idiin soo gudbineynaa shan meelood oo laga yaabo inaad …

28th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo la kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibadda ee Mareykanka Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa madasha uu ka socdo shirka Qaramada Midoobay ee New York kula kulmay Xoghayaha Arrimaha Dibedda ee Mareykanka Antony Blinken, …

28th September 2024  admin  

Wasiirka Qorshaynta Puntland Hon. Mohamed S. Farole ayaa sheegay in Puntland ay leedaha Teesare aqoonsi oo casri ah oo in muddo ahba ay Soomaalidu qaadanaysay. Wuxuu intaa sii raaciyey haddad tahay Somali, meel kasta aduunka kaga dhaloo waa kuu banaan …