Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Puntland ayaa shaaca ka qaadday in markabka lagu magacaabo SEA WORLD ee hubka ku raran uu muddo laba maalmood ah ‘si sharci-darro ah’ ugu sugnaa xeebaha magaalada Bareeda ee Gobolka Raasi-casayr, isaga oo aan wax dalab caawimaad oo khatar iyo …

27th November 2026  admin  

Xisbiga Democrats ayaa u doortay in Omar Fateh u m uu tartamo Duqa magaalada Minneapolis dorashada spp socota ee dhacaysa bisha November e4e sanadkan. Congratulations Omar Fatah for securing DFL endorsement.👏👏👏 pic.twitter.com/Pr2UAg8d1N — GARAAD XAMAR GALE (@DaljirKhadar) July 20, 2025…

27th November 2026  admin  

Kooxdii caraysnayd ee Warsangeli ayaa laga qariyay kulan ka dhacayo Laascaanood. Koox ka soo jeeda Beesha Warsangeli oo aan cidna u soo dirsan Laascaanood, hase ahaatee kooxda Firdhiye ay ka dhigteen shaanbad ay Maamulka samaynta u isticmaalayaan ayaa caawa laga …

27th November 2026  admin  

Cismaan Maxamuud ayaa Qardho kaga soo duulay Dubeys waa been Dhowaan Gobolka Sanaag waxa dagaal ku dhexe maray Ciidankii ka tirsan Puntland iyo Kuwa Maakhir ee dhowaan ay dawladda Federaalku qoritaankooda ka bilowday Gobolka Sanaag, iyada loo xil saaray Gudoomiyihii …