17th November 2025  admin  Category :

Kooxdii caraysnayd ee Warsangeli ayaa laga qariyay kulan ka dhacayo Laascaanood.

Koox ka soo jeeda Beesha Warsangeli oo aan cidna u soo dirsan Laascaanood, hase ahaatee kooxda Firdhiye ay ka dhigteen shaanbad ay Maamulka samaynta u isticmaalayaan ayaa caawa laga qariyay shir looga hadlayey Fariin uu soo diray Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow.

inta badan lama qiimeeyo qofka hunguri doonka ah ah, wanna siyaasiyiinta Khaatumo ee Firdhiye hogaamiya u arkaan Warsangeliga shaxaadka UGA yimid Gobolka sanaag

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*