Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Taliye Aadan Cabdi Xaashi oo ka hadlay dagaalka Calmiskaad iyo meesha ay hadda ku sugan yihiin firxadkii ISIS. #Puntland: Taliye Aadan Cabdi Xaashi oo ka hadlay dagaalka Calmiskaad iyo meesha ay hadda ku sugan yihiin firxadkii ISIS. pic.twitter.com/dpWKdebOzZ — …

27th November 2026  admin  

Waa kuma Cumar Faatax, Soomaaliga ku guuleystay u tartamidda duqa magaalada Minneapolis? Xisbiga Dimuquraadiga dalka Mareykanka laantiisa gobolka Minnesota ayaa taageeray ololihii Cumar Faatax ee gobolkaas ee uu u tartamayey duqa magaalada Minneapolis. Xisbiga ayaa ka baaqsaday in uu taageero …

27th November 2026  admin  

Abwaan cabdulqaadir Siciid Maxamed, ayaa gabay ka tiriyey dhaqanka Firdhiye iyo Cali Xooshka wadaan gobolka Sool …

27th November 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa kulan ku saabsan dardargelinta dhameystirka Hawlgalka Ciribtirka Argagixisada ee Puntland ee ka socda Camiskaad, la qaatay Saraakiisha Hawlgalka wada, Kulanka waxaa ka qeybgalay Guddoomiye Ku-xigeenka koowaad ee Golaha Wakiillada Maxamed Baari Shire iyo …