Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

20th November 2024  admin  

Waa tee Dowlada Islaamka ah ee boobka uga badan ka gaysata xeebaha Soomaaliya Biyaha Soomaaliya ayaa ka mid ah meelaha ugu qanisan kalluumeysiga adduunka oo aan weli si weyn looga faa’ideysan. biyaha Soomaaliya waxay si gaar ah ugu nugul yihiin …

20th November 2024  admin  

Xaflada ku dhawaaqida Musharax M/wayne Puntland Ahmed M. Shirwac. …

20th November 2024  admin  

Wasaaradda Qorsheynta oo ku howlan u diyaar garowga diyaarinta Qorshaha 10aad ee Horumarinta Qaranka Hoggaanka Sare ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha ayaa ku yeeshay magaalada Muqdisho banbax labo-maalin ah (29-30ka Oktoobar, 2023), si loo dar-dargeliyo horumarinta qorshaha wasaaradda.…

20th November 2024  admin  

Waxay muddo qarni ka badan baadigoobayaan madaxyadii awooweyaashood Isaria Anael Meli oo u dhashay dalka Tanzia ayaa in ka badan 60 sano baadi goobaya qaybo ka mid ah jirka awoowgiisa. waxaa uu rumaysan yahay in haraadiga awoowgiisa uu yaalo madxafka …