Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Hal maalin ayuu lix jeer wadnuhu istaagay taas oo noloshiisa wax ka badashay Ardeygii uu wadnuhu istaagay lix jeer hal maalin gudaheed ayaa waxa uu go’aan ku gaaray in u uku daydo ama uu waddadiisa qaado dhakhtarkii naftiisa badbaadiyay. Atul …

27th September 2024  admin  

Hoggaamiyaha maamulka KMG ee degaanka Khaatumo Mudane Cabdulqaadir Firdhiye ayaa maanta soo gaarey magaalada caasimadda ee Muqdisho. Wafdiga oo inta ay joogaan magaalada Muqdisho wadahadal la yeelan doona madaxda DFS , ayaa waxaa Garoonka Diiyaaradaha ee Muqdisho ku soo dhoweeyay …

27th September 2024  admin  

Senatoro Mareykan ah ‘oo ka walaacsan’ qodobada xiriir laga yaabo inay yeeshaan Israel iyo Sacuudiga Labaatan Senator oo ka tirsan Xisbiga Dimoqraadiga Mareykanka ayaa Arbacadii taageeray heshiis suurta-gal ah oo ay xiriir ku yeelanayaan Israel iyo Sacuudi Carabiya, balse walaac …

27th September 2024  admin  

Haweenaydii u hiilisay danyarta Soomaalida ee ugu dambeyn gacantooda ku baxday In ka badan konton sano ayaa laga joogaa markii Annalena Tonelli ay timid Afrika markii u horreysay, isla sida oo kale labaatan sano ayaa laga joogaa markii lagu dilay …