Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Gabadh 18 jir ah oo lagu magacaabayay Xamda Xuseen Cumar ayaa toddobaadkan gudihiisa isku dishay xaafad ka tirsan magaalada Hargeysa, gabadha oo ahayd tan kaliya ee reerka u dhaq-dhaqaaqda ayaa la sheegay in ay isu dishay sababo la xiriira xaalado …

27th September 2024  admin  

𝐆𝐨’𝐚𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐮𝐝𝐝𝐢𝐠𝐚 𝐞𝐞 𝐉𝐚𝐝𝐰𝐚𝐥𝐤𝐚 𝐐𝐚𝐛𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝐚 𝐃𝐨𝐨𝐫𝐚𝐬𝐡𝐚𝐝𝒂 …

27th September 2024  admin  

Waxaan u hambalyeynayaa maamulka cusub ee KMG ah KHAATUMO. Waana arrin boggaadin mudan in dadka rer SOOL iyo CAYN helaan maamul si hufan ugu adeega bulshada ku dhaqan deegaanadaas. Wuxuu ahaa safar dheer oo Naf iyo Maalba loo huray. Dhanka …

27th September 2024  admin  

Maxamed Diiriye Faarax oo deggan magaalada Muqdisho ayaa muddo 30 sano ka badan raadinayey cidii lahayd guriga uu dagganaa oo ku yaalla xaafadda Juungal ee degmada Yaaqshiid, kaas oo qofkii lahaa uu ka cararay dagaalkii sokeeye ee ka qarxay dalka …