Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th September 2024  admin  

Hadaljeedinta Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ka qeybgalay munaasabadda uu xilka Kula wareegay Taliyaha cusub ee Ciidanka Daraawiishta S/Guuto Aadan Cabdi Xaashi oo ka dhacday xarunta Taliska Ciidanka Darawiishta ee xerada 54-aad. …

27th September 2024  admin  

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo caawa yeeshay shir aan caadi ahayn ayaa cod aqlabiyad leh ku meel mariyay ku tala galka miisaaniyadda dawladda ee sanadka 2024 oo dhan $1,025,687,991 (Hal Bilyan iyo shan iyo laabatan Malyan.) Miisaaniyadda dowladda …

27th September 2024  admin  

Raiisel wasaarihii hore ee Ingiriiska Boris Johnson oo siyaasadda ku fashilmay ayaa weriye ahaan loo shaqaalaysiiyey Waxa shaqaaleysiiyay talefishin lagu magacaabo GB News. Johnson wuxuu telefishankan u noqon doonaa soo-jeediye, soo saare iyo falanqeeye. Waxaa la sheegay inuu “door muhiim …

27th September 2024  admin  

Ajandaha rasmiga ah ee Kalfadhiga 53-aad ee Golaha Wakiillada Dawladda Puntland …