Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

UK ‘oo $100 milyan ku bixineysa’ mashaariicda horumarineed ee Soomaaliya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK Rishi Sunak magaalada London sida ay sheegtay Villa Somalia. War-saxafaadeed kasoo baxay madaxtooyada ayaa lagu sheegay in …

25th September 2024  admin  

Ra’iisul wasaaraha Britain Rishi Sunak ayaa magaalada London ka furay shir caalami ah oo lagu sugayo amniga cuntada. Shirkan ayaa ah mid ay iska kaashadeen Britain, Somalia, iyo Imaaraadka Carabta (UAE) iyo sidoo kale hay’ado ay ka mid yihiin Bill …

25th September 2024  admin  

Jabhadda SNM, markii looga adkaaday gobolka Sool xagee ayeey ku abtirsadeen …

25th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda oo booqday Xaadadaha Muqdisho Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, ayaa kormeer dhiirigelin ah ugu tagey ciidanka xasillinta caasimadda ee millatariga sida Booliska u howlgala (Polizia militare) ee ku sugan xerada Hiil-weyne oo …