Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Maxay tahay gabadha muranka ka dhex dhalisay nin iyo xaaskiisii hore? Ciidamada booliska Gaalkacyo ee Puntland ayaa sheegay inay ku guulaysteen inay dib ugu celiyaan gabar yar oo sanad iyo bar sano jira hooyadii dhashay ka dib howlgal ay iska …

25th September 2024  admin  

16 dhallinyaro ah oo la waayay: ‘Curadeydu markii ugu dambeysay waxay i tiri ‘nolol ama geeri’ oomaalida tahriibka ku gala Yurub iyagoo isticmaalaya doomaha yaryar, intooda badan waxa ay ka baxaan dalalka Turkiga iyo Libya halkaas oo ay ka galaan …

25th September 2024  admin  

Sida ‘markabkan Isra’iil’ uga badbaaday Soomaalida hubeysan iyo waxa ay sameeyeen ciidamada Mareykanka Koox hubeysan oo Mareykanku ku tilmaamay inay yihiin ‘Soomaali’ ayaa weeraray markab la la xiriirinayo Israel, oo marayay meel ku dhow xeebaha Soomaaliya. Weerarkaas oo dhacay axadii …

25th September 2024  admin  

Guddii ay beesha Majeeteen isaga hooseeyaan ayaa loo saaray Mucaaradka Puntland ee Xisbiga 66 Siyaasiyiinta beesha Ciise Maxamuud ee aan lahayn Xisbi ay ku tartmaan , diidayna in doorashaddii dhowaaan la qabtay ee golaha degaanka degmooyinka Puntland lagu qabto Gobolka …