Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Maxaa dhex maray wasiir Turki ah iyo weriye su’aal ka weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya? Wasiirka Caddaaladda Turkiga Yılmaz Tunç ayaa ayaa ka gaabsaday su’aal laga weydiiyay wiilka madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku lug lahaa shil u uku dhintay …

25th September 2024  admin  

Culusoow oo xil kale u magcaabay Ururka HAG ee uu ka tirsan yahay ee HAG. Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Culusoow, oo bilihii ugu danbeeyey olole xoogan ugu jiray sidii uruka uu ka trsan yahay ee Hawiye Action Group ay Gacanta ugu …

25th September 2024  admin  

Dacwad lagu soo oogay Soomaali ku eedeysan lunsashada $11 milyan Xafiiska Xeer-ilaaliyaha gobolka Minneasota, Keith Elison ayaa kusoo oogay dacwad 3 rag ah oo Soomaali ah oo loo heysto dacwado la xariira Musuqmaasuq iyo dhunsasho dhaqaalo dhan 11 Million oo …

25th September 2024  admin  

Turkiga oo soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiilka madaxweynaha Soomaaliya Dowladda Turkiga ayaa soo saartay amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kadib markii la sheegay in shil …