Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

25th September 2024  admin  

Mid ka mid ah musharrixiinta madaxtinnimada Puntland Cabdicasiis Maxamuud Afguduud ayaa ku dhintay shil baabuur. Baabuur uu la socday marxuumka ayaa waxa uu uu shil ku galay isago kusii jeeda magaalada Qardho. …

25th September 2024  admin  

Guur Wadareed Mar kaliya 50 qof Loogu Sameeyey Mandheera Dhalinyaro gaareysa illaa 50 ruux oo isugu jira wiilal iyo gabdho ah ayaa mar kaliya maanta loogu sameeyay ‘’guur Wadareed’’ magaalada Mandhera ee gobolka waqooyi bari Kenya. Guurkan ayaa ujeedadiisu aheyd …

25th September 2024  admin  

Waa kuma Sheekha caanka ah ee ammaanta usoo jeediyay haweenka Soomaalida? Sheekha caanka ah ee Muft Menk ayaa maalmahan qabsaday baraha bulshada Soomaalida, kaddib markii muuqaal uu soo duubay uuna kaga hadlayay arrimo dhowr ah, uu ku ammaanay haweenka Soomaalida.…

25th September 2024  admin  

Madaxda Puntland oo la kulmay Guddiga ansixinta iyo xallinta khilaafaadka Golaha wakiillada, Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo ay weheliyaan Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash iyo Guddoomiyaha Golaha Wakiillada DPL mudane Cabdirashiid Yuusuf Jibriil Cawl, …