26th July 2024  admin  Category :

Madaxweyne ku xigeenka la doortay oo l kulmay Suldan Siciid

Madaxweyne Ku-xigeenka dowladda Puntland Mudane Hon Ilyas Osman Lugatoor ayaa hoygiisa ku booqday Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo kamid ah dhaqanka Puntland, Suldaanka ayaa Madaxweyne ku xigeenka uga mahadceliyay booqashadiisa uguna hambalyeeyay xilka loo doortay.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*