Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Xildhibaanada labada Aqal ee BJFS ayaa soo saaray Xeer ku aaddan burinta is afgaradka maamulka Soomaliland iyo Dowladda Ethiopia. …

24th September 2024  admin  

Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dowladda Soomaaliya oo ‘waxba kama jiraan’ ku tilmaamtay is-afgaradka Itoobiya iyo SNM Dawladda Soomaaliya ayaa si xooggan uga soo horjeesatay Is-afagradka ay gaareen Itoobiya iyo Somaliland. Kadib kulan …

24th September 2024  admin  

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Maxamed Farmaajo oo si adag uga hadlay Damaca Itoobiyaanka The agreement signed by Ethiopia with Somaliland today is a serious concern for Somalia and the whole of Africa. Respect for sovereignty and territorial integrity is the …

24th September 2024  admin  

Waxaan si xooggan u cambaareynayaa heshiis ku sheegga ay Addis Ababa ku gaareen ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiye Axmed iyo madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Somaliland Muuse Biixi Cabdi, kaas oo ah xadgudub weyn oo lagula kacay Qarannimada Soomaaliya. …