Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026  admin  

Ciidamada ICE ee howlgallada ka wada Minnesota oo haweeney toogtay Ciidamada ICE ee dalka Mareykanka ee howlgallada ka wada gobolka Minnesota ayaa madaxa ka toogtay Haweeney sida uu sheegay taliyaha booliiska Minneapolis Brian O’Hara oo gor dhawed hadlay. Wuxuu sheegay …

27th November 2026  admin  

Saudi foreign minister reiterates support for Somalia’s sovereignty in meeting with counterpart Previous RIYADH: Saudi Foreign Minister Prince Faisal bin Farhan met with Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, in Riyadh on Sunday. During the meeting, …

27th November 2026  admin  

Kulan u dhexeeya Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa ka socda hoyga Muqdisho uu ka daganyahay Madaxweyne hore Shariif Sheekh Axmed. Kulankan oo aan horay loo shaacin ayaa sida ilo wareedyo muhiim …

27th November 2026  admin  

Dowladda Soomaaliya oo shaacisay waqtiga rasmiga ah ee la bilaabi doono qodista shidaalka Soomaaliya Dowladda Soomaaliya oo sheegtay in sanadkaan 2026-ka Soomaaliya ay ka mid noqon doonto dalalka caalamka kuwooda shidaalka soo saara. Wasiirka Badroolka Iyo Macdanta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya …