Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

27th November 2026 admin
Maxaynu ka naqaan madaxweyne ku xigeenka Venezuela ee maxkamadda sare u magacawday in ay bedesho Maduro? Kaddib markii ciidamada Mareykanka ay qabteen Nicolas Maduro waxaa si gaar ah isha loogu hayaa madaxweyne ku xigeenka awoodda badan Delcy RodrÃguez. Gelinkii dambe …

27th November 2026 admin
Tuulo dhan oo dadkii ku noolaa xabsiga la dhigay ka dib markii ay ka cawdeen wiil la dilay BBC-da ayaa waxaa soo gaaray in xubno ka tirsan qoys BBC-da kala hadlay in dad reer miyiga ah oo ka dhiidhiyay dilka …

27th November 2026 admin
SAGAAL XARUMOOD AYUU KA BEEN ABUURTAY NICK SHIRLEY AYAA DIB LOO BAARAY OO LA OGAADAY EEDAMAYMA INAY BEEN YAHIIN . Sagaal ka mid ah xarumaha daryeelka carruurta ee Minnesota oo lagu xusay muuqaal si weyn u faafay, kuna dhaliyay eedeymo …

Warkii ugu cuslaa oo ku wajahan Puntland, MW Deni & ciidanka Puntland oo caawa Badhan lagag dhawaqay
27th November 2026 admin
Warkii ugu cuslaa oo ku wajahan Puntland, MW Deni & ciidanka Puntland oo caawa Badhan lagag dhawaqay …







