Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Siyaasiga caanka ah ee beesha Jareer weyn ee aan Koonfurta Soomaaliya waxba looga ogolayn ayaa lagu soo dhoweeyey Boosaaso. Waxa soo dhowayntiisa qayb libaax ka qaatay Bulsho waynta beesha Jareer weyn ee ku dhaqan magaalada Boosaaso ee laga soo barakiciyey …

24th September 2024  admin  

Cunista hilibka eeyaha: Muxuu mowduucan xasaasi uga noqday Kuuriyada Koofureed? Waa mid ka mid ah su’aalaha ugu muranka badan ee qofka ajnabiga ah uu ku weydiin karo gudaha Kuuriyada Koonfureed, inkastoo falcelinta iyo jawaabta inta badan ay ku xiran tahay …

24th September 2024  admin  

Xulka kubada cagta koonfurgalbeed Soomaaliya oo dib ugu soo laabtay Baydhabo, kadib markii ka soo baxeen tartanka ciyaaraha dalka. …

24th September 2024  admin  

Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre ayaa sheegay in dhulka Soomaaliyeed aan hees iyo hanjabaad lagu qaadan karin, ciddii soo haweysatana ay ka soo horreeyaan dhiig iyo xinjirro, ayna ka bixi doonaan iyagoo meyd xambaarsan waxna ka nooleyn. …