26th July 2024  admin  Category :

Qooleey looga shakiyey Basaasnimo ayaa Hindiya lagu qabtay

Qooleey looga shakiyey inay u basaasayso Shiinaha ayaa hadda laga sii daayey xabsyga ka dib markii ciidanka amniga Hindiya xireen. Ururada u dooda xaquuqda xayawaanka ayaa soo fara geliyey markii ay ogaadeen in Qooleey loo hayso basaasnimo lagu hayo cisbitaalka xoolaha muddo sideed bilood h

Booliiska Hindiya ee RCF ee magaalada Mumbai ayaa qabtay Qoolayda bushii May ee 2023. Shimbirta ayaa qoraal kaga qornaa garbaheeda , laakiin fariinta ku qornayd ma ahayn mid la akhrin karo. Sidaas ayaa maamulku uga shakiyey inay tahay Basaasad

Qoolayda waxa loo dray Cisbitaalka Bai Sakarbai Dinshaw Petit ee Xoolaha si loo soo baaro caafimaadkeeda iyo waxa ay tahay

Bilo ka dib, ayaa Cisbitaalka xoolahu ka codsaden booliiska in la sii daayo Shimbirta . Waaba la sii daayey markii denbi lagu waayey

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*