Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th September 2024  admin  

Maxamed Cigale Hooleey, oo ka mid ahaa Odayaal dhowr ah oo ka soo jeeda Gobolada Dhexe ee Soomaaliya oo Hungurigu la galay Ururka Irir Samaale oo ay u arkayeen kan ugu dha dhamiska badan geeska Afrika ayaa hadda ida muuqata …

24th September 2024  admin  

Madaxweyne Xasan Sheekh oo la kulmay Sheekha Al-Azhar Al-shariif Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqday xarunta Al-Azhar Al Shariif ee Magaalada Qaahira ayaa la kulmay Sheekh Axmed Maxamed  El-Tayeb oo ah Imaamka Al-Azhar, iyagoo ka wada …

24th September 2024  admin  

Puntland oo lagu soo dhaweeyey raiisalwasaarihi hore ee Dowladda Soomaaliya Abdi Farax Shirdoon oo ka qayb gali doona caleema saarka madaxda Dowladda Puntland. …

24th September 2024  admin  

Maxay tahay sababta dib loogu ogolaaday hawada Soomaaliya diyaaradii la celiyay Khamiistii? Diyaarad nuuca xamuulka qaada ah oo ku diiwan gashan lambarka P4-JAG lagana leeyahay dalka Thailand, sida ay sheegtay Hay’adda Duulista Rayidka ee Soomaaliya, taas oo khamiistii laga celiyay …