Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

10th April 2026 admin
Soomaaliya oo isu diyaarinaysa soo saarista shidaalkii ugu horreeyey ee “taariikhiga ah” ee xeebaha Soomaaliya ayaa sheegtay in ay diyaar u tahay in ay bilowdo howshii ugu horeysay ee shidaal qodista xeebaha, iyadoo maalinta Jimcaha la filayo in markab shidaal …

10th April 2026 admin
Taliyihii hore ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Gen. Mahad Cabdiraxmaan Aadan, ayna Gudoomiyaha Baarlamaanka Aadan Madoobe ka wada mid ahaayeen hogaanka sare ee jabaddii Raxanweyn Resistance Army (RRA) ayaa qiray inay run tahay in guriga uu Aadan Madoobe ka degan yahay …

10th April 2026 admin
Ruushka oo Trump farriin u diray kadib hanjabaaddiisii Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ruushka, Sergey Lavrov, ayaa Axaddii maanta ugu baaqay Maraykanka inuu “joojiyo hadallada hanjabaadaha ah” si loo fududeeyo “dib ugu noqoshada wada-xaajoodyada,” intii lagu jiray wicitaan dhanka telefoonka ah …

10th April 2026 admin
Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya. Shacabkani waxay isugusoo bexeen xaaladda oo dhanaanaatay iyo noloshii oo cidhiidhi ku noqotay. DFS iyo DG …







