Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

3rd May 2025 admin
Diyaaraddi ugu horaysay abid ee si toos ah uga soo duusha dalka Sacuud Careebiya iyada oo Xujay wada ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka Caalamiga ee Diyaaradaha ee ku yaal a magaalada Boosaaso. Diyaaradda Juba Airways oo maanta ka soo …

3rd May 2025 admin
Xilka waxa layga qaaday SNM ayaan cashat lama ilaawaan ah u dhigay Wasiiru dawlihii Hore ee Amniga Maamulka Khaatumo Faysal Maxamed Xasan Falaalug, oo dhowwaan Ciidamo uu Hogaaminayo ay Qaateen Qalabkii Komishinka Doorashooyinka maamulka Somaliland ee Gobolka Sool Ayaa maanta …

3rd May 2025 admin
Labada Aqoonyahan ee Soomaali ugu aqoonta badan, oo aqoonta ay leeyihiin madaxda aduunka intooda badani ayna gaarin heerka ay waxbarashada ka gaareen, iyaga oo ka soo baxay ama wax ka soo dhigay Jaamacadaha aduunka ugu qaalisan. Labaduna horay uga soo …

3rd May 2025 admin
Mar kalle ayaa la sheegay in dib u dhac uu ku yimid doorashii dhici laheed bisha October 30keeda, waxaana la sheegay in haddeer dib loo dhigay illaa iyo bisha November 30keeda, waxeeyna sabab ugga dhigayaan dib u dhacaas in ay …