26th March 2024  admin  Category :

Diyaaraddi ugu horaysay abid ee  si toos ah uga soo duusha dalka Sacuud Careebiya  iyada oo Xujay wada  ayaa maanta soo caga dhigatay garoonka Caalamiga  ee  Diyaaradaha ee ku yaal a magaalada Boosaaso.

Diyaaradda Juba Airways oo maanta ka soo duushay magaalada Jiddah ee dalka Sacuudi Careebiya ayaa magaalada Boosaaso ku soo gaartay labo saac iyo nus

Horumarkan ka socda Puntland ayaa waxa ka mid ah Jidka dhowaan la bilaabyo ee Ceel Daahir ilaa Ceerigaabo oo Xujayda ka imanaysa  Dhulka Barakaysan iyo Xajka ay ku soo gaari doonaan magaalada Badhan saacado kooban

Allsanaag.com

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*