23rd October 2024  admin  Category :

Xilka waxa layga qaaday SNM ayaan cashat lama ilaawaan ah u dhigay

Wasiiru dawlihii Hore ee Amniga Maamulka Khaatumo Faysal Maxamed Xasan Falaalug, oo dhowwaan Ciidamo uu Hogaaminayo ay Qaateen Qalabkii Komishinka Doorashooyinka maamulka Somaliland ee Gobolka Sool Ayaa maanta wuxuu ku Gubay Qalabkaasi magaalada Boocame ee Gobolka Sool.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*