26th July 2024  admin  Category :

Muqaalkan Waa shir Beesha Hawiye, Gaar ahaan Beesha Habar Gidir oo Deegaanka Habyo ee Gobolka Mudug ku soodhaweynasa Suldaanka Fiqishini iyo Odayaal Fiqishini ah oo ka tagay Gobolka Sool Gaar ahaan Adhicadeeye,

Soodhaweynta loo sameeyay Weftiga Fiqishini ee ay usameeyen Hawiyaha mudug Ayaa laga jeediyay Qudbado xaasaasi ah oo looga hadlaayo qorshaha Dhul Doonka ah ee Fiqishini u dagan yahay Dhulka SSC iyo Arrimo kale,

Dhanka kale waxay si cad u qeexayan Hawiyahan isku dhafan ee Fiqishini iyo Habar Gidir in Dhulka SSC yahay Somaliland

https://allsanaag.com/suldaanka-fiqi-shini-oo-taageeray-snm/

https://allsanaag.com/laascaanood-ma-fiqi-shini-ayaa-laga-haystaa/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*