26th July 2024  admin  Category :

Siyaasadda dalka Soomaaliya ayaa u muuqata mid jahwareer ka bixi la, waxaana ugu wacan in siyaadda dalka ay jahwareer gasho maanta Madaxweeyne Farmaajo oo noqday shaqsi aan ku dhaqmeeyn dastuurka dalka, doonayana in dalka uu ku maamulo fakirkiisa isaga gaarka u ah iyo sida ay isaga la tahay. Welli waxa uu aaminsan yahay in dalka uu ka qaban karo doorasho qof iyo cod ah taas oo ah mid aan dhici karin waqtiga harsan oo yar dartiis. Hadaba, waxa arrintaas aragtidiisa ku cabiray Dr. Xasan Shiikh oo wareeysi siiyey Telifishinka Somali Cable.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*