26th July 2024  admin  Category :

Siyaasiga ugu caan san beesha GAAL JECEL oo sheegay in Somaliland ay ka dhow dahay Puntland.

Daahir Jeesow oo ah siyaasiga ugu caansan beesha Galjecel ee JIinka webiyadda Jubba iyo Shabeele dega ayaa isaga oo la hadlaya beesha Daarood waxa uu sheegay “Shirka Dhuusamareb 3 yaan loo joojin Saciid Denni iyo Axmed Madoobe oo dowlad diid ah”. Waraysi uu KNN siiyay ayuu siddaan ka yiri.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*