26th April 2024  admin  Category :

Beesha Isaaq ayaa  siyaasiyiin ka soo jeeda   beesha Fiqi Shini  u soo diray Laascaanood. Iyaguna markii ay Laascaanood gaareen  halkaa waxay ka bilaabeen  riwaayad ah in Dhulbahante dani ugu jirto   in Laascaanood la sii haysto oo ayna u baahnayn xorayn.

Cabdiwaaxid Cabdiqaadir Cabdiraxmaan Maxamuud oo ka soo jeeda Beesha Fiqi Shin, kuna magcaaban  La-taliyaha Muuse Biixi ee Arrimaha Bulshada ayaa  u arka dantiisa iyo tan beeshiisa inay ku jirto in Laascaanood la sii haysto

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*