4th December 2024 admin Category :
Maamulka Hargeeysa ayaa dhawaan naf ka raadiyey gabdho ilma adeer ah oo dhawaan isku laayey magaalada Garoowe. Hadaba, dacaayadii ay Maamulka Hargeeysa la damacsanaayeen shacabka Puntland ayaa soo xirantay. Fadlan muuqaalka hoose daawo taas oo ah mid soo af jareeysa sheekada Beentii Fashilantay.
Sawirka sare waa Cabdi kheyre Diri, waa ninka SNM ugu magcaaban Gudoomiyaha Gobalka Sool, Waa ninkii horay gabdhaha ugu toogtay laascaanood, Waa ninkan Ceebta qarniga ku kacay oo labada gabdhood oo ilmo adeerta ah oo is dilay irsaaqad kaga raadsaday Abu Daacish iyo Nac Nac
Allsanaag.com