18th August 2026  admin  Category :

Sareeyo guuto Jaamac green iyo dagaalkii 77

Muuqaalkan gaaban waa Sarkaalkii Soomaaliyeed ee caan baxay, Geesigii Soomaaliyeed, Allah ha u naxariistee Sareeye guuto Jaamac Green oo bulshada caalamka iyo ha’yadaha xaquuqal insaanka u soo bandhigaya maxaabiistii ay ciidanka soomaaliyeed ka qabsadeen Itoobiyaanka 1977.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*