26th July 2024  admin  Category :

Raiswasaarihii hore ee Soomaaliya Cali Maxamed Geedi  ayaa  sheegay in Odawaa, CabdiShakuur, Fiqi iyo Mahad Salaad ayna Caasimadda Soomaaliya ka xigin Soomaalida kale. Cali Maxamed Geedi waa Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya,  oo kooxdan kor ku xusan magacyadoodu  iyo hogaamiyahoodii hore Xusee Caydiid iyaga oo Mooryaanimo ku haysta V illa Soomaaliya ka saaray oo geeyey dawladnimada ayna haysanio oo boqolaal kun oo Soomaaliyeed ay maanta  Kubbad ku daawanayaan magaalada Muqdisho

Qoraalkan hoose horay ayaan u qornay, waa intii madaxweyne Farmaajo soo magcaabin Ra’isulwasaare

https://allsanaag.com/mudane-cali-maxamed-geedi/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*