26th July 2024  admin  Category :

Sawirka maanta   Maalmihii  Cali Buureed uu maamulka SNM ee beelaha Isaaq  ku midaysan yihiin u shaqaynayey inta  Tiknimo iyo maleeshiyaad la soo siiyo ayaa lagu amri jiray inuu  weerar ku qaad Dhahar iyo degaanada hoos yimaada oo uu isagu  ka soo jeedo. Maantana markii ay xilka ka qaadeen SNM  waxa la waayey nin ka soo jeeda beesha Isaaq oo soo dhinac istaaga

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*