Category Archives: FIIDIYOW
24th December 2024 admin Category :
Ergooyinkii Bulshada Caalamka ee Korjoogtada ka ahaa doorashadii maanta lagu qabtay Puntland, ayaa ugu hanbalyeey sida dimoqraafuyadda ah ee ay doorashadu u qabsadeen
…International observers in #PuntlandElections. #PLGE #Somalia. pic.twitter.com/hKFLbLUvpO
— Mohamed Salh (@MohamedSelh) May 25, 2023
24th December 2024 admin Category :
Kusimaha Madaxweynaha oo Magacaabay Guddoomiyaha degmada Laasqoray.
Xeer Kusime Madaxweyne Lr 96, April, 25, 2022.
Kusimaha Madaxweynaha Ahna Madaxweyne ku xigeenka dowladda Puntland .
Markuu arkay: Dastuurka dowladda Puntland. Markuu arkay: Baahida Shaqo ee jirta.
Markuu tixgeliyey:- Kartida iyo Aqoontiisa. …
24th December 2024 admin Category :
Ciyaartii galabta dhex martay gobolda Sanaag iyo Sool ayaa ku soo dhamaatay 4 iyo 4.
Baxwal oo ka tirsan xulka gobolka Sanaag ayaa hoggaanka u haya Tartanka kubadda cagta ee Gobollada Puntland Gool dhalinta , sidoo kale wuxuu galabta ahaa …
24th December 2024 admin Category :
Cutubka 1aad
Dhalasho iyo Korriimo
Waxa aan dhashay gu’gii Deera Laaye. Sanaddaa roob mahiigaan ah, ayaa inta carrada oo dhan ka da’ay daaddadkii iyo dhiirigii uu reebay duunyadii iyo ugaartii oo dhammi ku hafatay oo dhaqaaqi wayday ilaa la …
24th December 2024 admin Category :
Go’aamadii Shirkii 1992 ee Hadaaftimo ee Warsangeli. Dhulbahante ma Bedeli Doonaan Istataraatijigooda? Sidee Daraawiishta iyo Reer Maakhir isaga Wada Jiri Doonaan Dabinada Qarsoon ee Isaqland u Wada Dhigayaan? Daraawiishta in Puntland Looga Dhigo Cadaw Yey Dani ugu Jirtaa?
{Allsanaag} Reer …
24th December 2024 admin Category :
MAANTA IYO XAALADA WAQOOYIGA SOOMAALIYA
Maamulka Isaqland way ku guul dareysteen sanaadiiqdii ay rabeen iney ku khalkhal geliyaan nabada dhulka Maakhir iyo Dhulbahantaha ee Puntland. Maamulka Isaqland iyo dabadhilifyada tirada yar ee macaanjecesha ah ee u adeegaa waa iney ogaadaan …