Category Archives: Fiidyoo hore

24th January 2026  admin  

Donald Trump ayaa Khamiistii wacad ku maray inuu ka adkaan doono Joe Biden, doorashada madaxweyne ee 2024, isaga oo ka digay in Mareykanka uu geli doono “fowdo” haddii aanu isaga kusoo laaban xafiiska. Khudbadda Trump uu ka jeediyey hotel ku yaalla magaalada Manchester ee gobolka New Hampshire, ayaa imaneysa ayada oo ay sii kordhayaan dacwadaha […]

24th January 2026  admin  

Roox:- Ciidan beeleed isku horfadhiya miyiga deegaanka Roox ee gobolka Mudug, oo lagu guuleystay in la kala durjiyo iyagoo u kala guuray goobo loo kala asteeyay inay tagaan. Ciidamo uu hogaaminayo Gen Fu’aad Xanaano ayaa ku kala dhex jiray labada dhinac, iyadoo ay socdeen wada hadallo ay wadeen wasiirro, xildhibaano, maamulka Degmada, iyo gobolka Mudug, […]

24th January 2026  admin  

Ciidanka ilaalinta socdaalka iyo kastamada Mareykanka (ICE) ayaa qof kale toogasho ku dilay koonfurta magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota, saddex toddobaad ka hor markii sidan oo kale ay ICE toogasho uga geysatay Minnesota, xilli ay gobolkaa ka socdaan bannaanbaxyo lagu diidanyahay howlgalka ICE ay ku qab qabanayso dadka soogalootiga ah.

24th January 2026  admin  

Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe, UK & USA. Kulanka ayaa looga hadlay sidii xal deg deg ah looga gaari lahaa Dastuurka iyo arrimaha Doorashooyinka. #Nairobi, Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa galabta Nairobi kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo isugu jira […]

24th January 2026  admin  

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane H.E Said Abdullahi Deni, ayaa maanta Magaalada Nairobi kulan kula qaatay Wakiillada Beesha Caalamka oo ay ka mid yihiin Safiirada Qaramada Midoobey, Midowga Europe ,UK, Denmark, Norway , Canada , Germany, Sweden iyo diblomaasiyiin sarre oo ka tirsan safaaradaha USA, Switzerland, Finland, France , Netherlands iyo World Bank. Waxaa ka warbixiyey […]

24th January 2026  admin  

Lyle Gittens oo 108 jir ah, iyo Eleanor Gittens, oo 107 jir ah, ayaa noqday lamaanihii ugu waqtiga dheeraa oo is qabay/ Waxay is guursadeen 1942, 83 sano ayeey ias qabaan

24th January 2026  admin  

Dhahar iyo Garowe waa inay isku sharci noqdaan Dhowr bilood ka hoe, markii ciidan sheegtay inay ka mid yihiin dawladda Federaalka lagu arkay magaalada Dhahar, dawladda Puntland dagaal ayeey ku qaaday magaaladaas , waxaana halkaas ka dhashay khaasare dhimasho iyo hanti bur burtayba leh. Dhowaan maleesho Beeleed ka soo jeeda beesha Ciise Maxamuud ee fadhigoodu […]