
10th April 2026 admin Category :
Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya
Duruuf nololeed oo qallafsan ayaa ka taagan magaalada Burco ee Waqooyiga Soomaaliya. Shacabkani waxay isugusoo bexeen xaaladda oo dhanaanaatay iyo noloshii oo cidhiidhi ku noqotay. DFS iyo DG WB waxaa waajib ka saaranyahay bedqabka muwaaddiniinta Soomaaliyeed@HamzaAbdiBarre pic.twitter.com/8NMnUVFK6h
— Mohamed Ibrahim (@musewelib) April 5, 2026







