10th April 2026  admin  Category :

Shacabkii Koonfur galbeed maxay galabsadeen||||?

Odaygan Soomaaliyeed oo waayeelka ah ayna u dheer tahay curyaanimo iyo baahiyo gaar ahaaneed uu qabo , mar kasta oo sii rakuucaba oo awoodu ka sii yaraato waa ku qoslayaan, waxa sidaas yeelayana oo dhaqanka xumo oo xooluhu ka sii hoos maray waa wafdigii u badbnaa reer Muqdisho ee Dhowaan gaaray magaalasda Baydhabo. Intaas waxa sii dheer oo ka fool xun tii hore waxay dul saareen hees ay ku ammnayaan hogaamiyahooda aan naxariista lahayn Xasan Culusoow

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*