26th July 2024  admin  Category :

Shaqaalaha ka soo jeeda Sool iyo Sanaag ee u shaqeeaya beelaha Isaaq, marka Badhan iyo Laascaanood loo dirayo intaanay Hargaysa ka bixin waxay is waydiiyaan in sawirka Muuse Biixi gaariga saaran yahay, si marka magaalooyinkaas ay gaaraan ugu dhejistaan derbiga ay ka khudbadeenayaan. iyaga oo raali gelinaya Muuse Biixi iyo beeshiisa . Halka jufada hoose ee reer Samatar ee uu ka soo jeedo Muuse Biixi ay iyagu xilalka Isaaqland wada hayaan

Sawirka sare waa Saleebaan Cali Koore oo ka soo jeeda beesha Dhulbahante oo hubinaya in sawirkii Muuse Biixi gaariga saaran yahay, isaga oo maalintaa Laascaanood u socda.

Sawirka labaad marka bidix laga soo bilaabo waa Cali Buureed, Indho Case, Jiir iyo Xaamud oo is ciriirsanaya mar ay Muuse Biixi Hadaaftimo keeneen. Mid ka mid ah Xil looma magcaabin. Noloshooda inta ay Isaaqland dawlad u haystaan sidaas ayeey isu ciriirsanayaan

Waxa la soo bandhigay Masuuliyiinta reer Samater ee ha’ayad kasta oo dawladeed Xil ugu dhiibtey e Muuse Biixi si ay ugu soo waraman.

1. Ahmed Mohamed Carab- Maamula Ku-xigeenka Madaarka Ahna madaxa Nabadgalayada- Reer Samatar

2. Ridwaan Faarax – Agaasimaha duulimaadyada Madaarka Hargeisa-Reer Samatar.

3. Ibraahim – Agaasimaha Waaxda Gaadiidka ee Madaarka Egal International Airport-Reer Samatar.

4. Ismail- maamule ku xigeenka Cashuuraha Ee Madaarka Egal International Airport Ka-Reer Samatar.

5. Abdirahman Yaasiin- Safiir ku xigeenka Belgiumka Iyo Holland-Reer Samatar.

6. Iid Muuse Muhumed Haji farah – Agaasimaha machadka tobabarka shaqaalaha dawladaha hoose- Reer Samatar.

7. Abdirahman Abdi Hassan- Wakiilka Ganacsiga ee Safaarada Addis Ababa-Reer Samatar.

8. Ahmed Ciise Abdi dheeg – Safiir ku xigeenka saffarada Sucuudi Arabaya, -Reer Samatar.

9. Dr Abdi Abdilahi National malaria program ee wasaarada Caafimaadka-Reer Samatar.

10. Dr abdirahman geel National HIV program. Ee wasaaradda horumarinta caafimaadka-Reer Samatar

11. Siciid Nuux, National Drug Authority-Reer Samatar.

12. Dr. Raabi- Lataliyaha Wasiirka -Reer Samatar.

13. Maxamed dahir khayre, Lataliyaha wasiirka ahna waaxda HIV/AIDS -Reer Samatar.

14. Maxamuud Xoore – Agaasimaha Xisaabaadka ee Wakaalda biyaha Hargeisa, -Reer Samatar.

15. Eng Khalif, Maareeyihii hore ee wakaalda ahna Madaxa mashruuca SDF ee wakaalada biyaha-Reer Samatar.

16. Abdiraxman Abdi Abdillahi (Shiine) – Agaasimaha Shaqaalaha Ee wakaalada biyaha Hargeisa-Reer Samatar.

17. Xamda Yousuf Adan Agaasimaha Maamulka Iyo lacagta ee Wasaarada Arrimaha Bulshada iyo Qoyska -Reer Samatar.

18. Eid sh. Muhumed Sagal- Agaasimaha waaxda qorshaynta wasaaradda qoyska-Reer Samatar.

19. Maxamed Cismaan Dube- Agaasimaha Maamulka Iyo Lacagta Ee wasaarada Horumarinta Beraha -Reer Samatar.

20. Sucaad Sh. Axmed Cismaan- Agaasimaha Waaxda Maamulka & Lacagta-Reer Samatar.

21. Ahmed cumer quule- Guddoomiyaha Kuuliyada tobabarka Macalimiinta Somaliland- Reer Samatar.

22. AbdiAsiis Dheeg- Agaasime ku xigeenka Miisaaniyada Wasaarada Maaliyada-Reer Samatar.

23. Abdiwahaab Ali Muhumed-Garaad- Agaasimaha Waaxda GPLG ga ee wasaarada Maaliyada- Reer Samatar.

24. Ismail Mohamed Ahmed- Lataliyaha haayada barakacayaasha Somaliland-Reer Samatar.

https://allsanaag.com/sawirkani-waa-dawladda-ay-isaaq-rabaan/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*