26th July 2024  admin  Category :

Itoobiyaan aan ka tirsanayn AMISOM ayaa soo riday Diyaaraddii Afrikan Express, oo ay ku dhinteen Sdaex qof oo Kiinyaati ah iyo Labo Soomali ah

Ciidamo Itoobiyaan ah oo aan ka tirsanayn Amisom ayaa soo riday diyaaraddii dhawaan ku dhacday magaalada Bardaale ee gobolka Baay, sida lagu sheegey warbixin loo diray Amisom.

Waxa la sheegey in diyaaradda loo soo riday kaddib markii looga shakiyey in ay is qarxinayso iyo xidhiidh la’aan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*