26th July 2024  admin  Category :

Ma laga yaabee in madaxweyne Farmaajo uu  wax ka bedelo fikirkiisii  ahaa “wada hadalka” ee uu sheegay in dhowaan la furi doono , marka uu dhegaysto shirkii dhowaan  dhex maray  Jeegaanyta iyo Garxejis  . Madaxweynuhu marka uu  shirkan waxa looga hadlayey  si fiican  u dhegaysto,   wuxuu ku ogaan doonaan in Somaliland ay tahay maamul ay gaar u leeyihiin  beelaha  Isaaq.  Beesha Isaaqna ay tahay  kuwa leh hore ayaa  naloo xasuuqay oo Diyaarado ayaa  nala ku rusheeyey. sidaas awgeed  Soomaali inteeda kale waa  ka go’aynaa. Hadaba soo ma haboona in madaxweyne Farmaajo uu  wada hadalka la galo Dadka sheeganaya in la xasuuqay oo  wax tabanaya, Magaca wada hadalkuna noqdo “Dawladda federaalka oo beesha Isaaq kala hadlaysa waxay tabanayaan oo ku kalifay inay Soomaali inteeda kale ncaan

https://youtu.be/BabMm7M_mEc

 

 

 

 

 

 

 

 

 

https://youtu.be/BabMm7M_mEc

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*