![](https://allsanaag.com/wp-content/uploads/2018/02/68A2477-624x363.jpg)
26th July 2024 admin Category :
Shirkii Golaha Xukuumadda Dawladda Puntland oo uu shir-guddoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas, ayaa waxaa looga hadlay, Amniga Dalka, Shirkii Amniga Qaran, Nabadeynta Beelaha Deegaanka Cagaare, Xaaladda Bad-baadinta Doontii Caariday, Xeerka Nidaamka Cabashooyinka Puntland, Wax-kabadelka Magaca Wasaaradda Deegaanka iyo Warbixino.