25th December 2024 admin Category :
Ma laga yaabee in madaxweyne Farmaajo uu wax ka bedelo fikirkiisii ahaa “wada hadalka” ee uu sheegay in dhowaan la furi doono , marka uu dhegaysto shirkii dhowaan dhex maray Jeegaanyta iyo Garxejis . Madaxweynuhu marka uu shirkan waxa looga hadlayey si fiican u dhegaysto, wuxuu ku ogaan doonaan in Somaliland ay tahay maamul ay gaar u leeyihiin beelaha Isaaq. Beesha Isaaqna ay tahay kuwa leh hore ayaa naloo xasuuqay oo Diyaarado ayaa nala ku rusheeyey. sidaas awgeed Soomaali inteeda kale waa ka go’aynaa. Hadaba soo ma haboona in madaxweyne Farmaajo uu wada hadalka la galo Dadka sheeganaya in la xasuuqay oo wax tabanaya, Magaca wada hadalkuna noqdo “Dawladda federaalka oo beesha Isaaq kala hadlaysa waxay tabanayaan oo ku kalifay inay Soomaali inteeda kale ncaan
https://youtu.be/BabMm7M_mEc
https://youtu.be/BabMm7M_mEc