26th July 2024  admin  Category :

Daartii Afrika ugu yarayd ee ugu qaalisnayd ayaa Daad qaaday oo biyo dhex jiifta.

Daarta ugu caansan maanta Afrika ee ku caanka ah Musuqmaasaqa iyo inay ku kacday lacag gaaraysa 4 Milyan oo doolay ayaa maanta biyo dhex jiifta oo halis u ah inay dunto.

Garoonka Diyaaradaha Baraawe, oo dhowaan Rai’isulwasaaraha Soomaaliya Xasan Khayre Xariga ka jaray ayaa garoonkii Diyaaraduhu inay ordaan loogu talo galay ay Biyo fadhiyaan , daartii la sheegay inay afar milyan ku kacdayna laga baqayaa inay dunto

https://allsanaag.com/daarta-ugu-yar-oo-ugu-qaalisan-afrika/

https://allsanaag.com/qoyska-farmajo-oo-musuq-maasuqay-4-5-milyan-dollar/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*