Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

29th May 2025 admin
Kaadhadhkii ay beesha Isaaq ictiraafka ku doonayaan oo gacanta lagu dhigay iyo Guud ahan gobolka Sanaag oo loo diiday inay iyaga iyo Marbidoodu soo galaan Ciidamada Difaaca dawladda Puntland ee Kusugan Jiidaha hore ee aagga Ceerigaabo ayaa gacanta ku dhigay Sanaaduuq ay ku jiraan kaarka cod bixiyaasha beelaha Isaaq.

29th May 2025 admin
Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiiro ah oo baaritaano ku samaynaya casbahada laga qabay xubno ka mid ah guddiga doorashada Somaaliya ee heer federal ah. Magacaabista uu sameeyey Rooble ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii toddobaadkii hore la gaaray ee doorashooyinka.

29th May 2025 admin
Hawiyuhu waa inay ku daydaan Isaaq doorashada qabsanaya ee Hargaysa iyo Burco jooga Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowlada federalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ugu baaqay shacabka reer Koofureedka inay ugaga daydaan shacabka reer Waqooyiga habka la isku doorto isagoo ka hadlayay doorashada ka dhacaysa maamulka la magac baxay SNM. Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku […]

29th May 2025 admin
Deni,oo maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta ka qeybgalay Shirka Madaxda DFS, Dowladaha xubnaha ka ah DFS iyo Gobolka Banaadir ay la yeesheen Wakiilada Beesha Caalamka. Kulanka waxaa ka warbixiyay Afhayeenka Ahna Agaasimaha Warfaafinta Madaxtooyada Dowladda Puntland Mudan Madaxweynaha Dowladda Puntland […]

29th May 2025 admin
Hogaamiyeyaasha Soomaalida ee dhawaan Muqdisho ku gaaray heshiiska doorshada ayaa maanta bilaabay kulamo looga arrinsanayo si loo guda geli lahaa fulinta heshiiska. Golahan oo uu hogaamiyo Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane.

29th May 2025 admin
Wasiirkii Arrimaha Gudaha Galmudug Cabdi Waayeel oo xilkii laga qaaday Madaxweyne ku xigeenka Maamulka Galmudug ahna kusimaha madaxweynaha Cali Daahir Ciid ayaa wareegto ka soo baxday xafiiskiisa waxaa xilkii looga qaaday Wasiirkii Arimaha Gudaha Galmudug Cabdi Maxamed Jaamac (Waayeel). Warqada ayaa sidoo kale lagu sheegay in sababta xilka looga qaaday Wasiirka ay tahay gudasha la’aan […]