29th January 2023  admin  Category :

Hogaamiyeyaasha Soomaalida ee dhawaan Muqdisho ku gaaray heshiiska doorshada ayaa maanta bilaabay kulamo looga arrinsanayo si loo guda geli lahaa fulinta heshiiska.

Golahan oo uu hogaamiyo Ra’iisulwasaare Maxamed Xuseen Rooble, ayaa maanta kulan la qaatay wakiillada beesha caalamka ee fadhigoodu yahay Xalane.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*