26th July 2024  admin  Category :

Ra’iisul Wasaare Rooble oo magacaabay guddi cusub

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xusseen Rooble ayaa maanta magacaabay guddi heer wasiiro ah oo baaritaano ku samaynaya casbahada laga qabay xubno ka mid ah guddiga doorashada Somaaliya ee heer federal ah.

Magacaabista uu sameeyey Rooble ayaa qeyb ka aheyd heshiiskii toddobaadkii hore la gaaray ee doorashooyinka.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*