8th February 2023  admin  Category :

Hawiyuhu waa inay ku daydaan Isaaq doorashada qabsanaya ee Hargaysa iyo Burco jooga

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dowlada federalka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa ugu baaqay shacabka reer Koofureedka inay ugaga daydaan shacabka reer Waqooyiga habka la isku doorto isagoo ka hadlayay doorashada ka dhacaysa maamulka la magac baxay SNM.

Mahdi Maxamed Guuleed Ra’iisul Wasaare ku xigeenka xukuumada Soomaaliya ayaa ammaan weyn huwiyay dadka reer waqooyiga isagoo ugu baaqay shacabka degen gobolada Koofureed ee dalka inay qaabka codeynta ka bartaan Beesha Isaaq

In badan ooka mid ah Xildhibaanada soo socda ee Baarlamanka Soomaaliya ” Ninkan oo qura ama jabhadkan SNM ayaa in badan oo ka mid ah soo xulaya, hadaba waa maxay dawladnimada aynu sugaynaa iyo inaynu meesha aynu maanta taaganahay horay uga socon

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*