Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

24th April 2025 admin
Buuga Maansadii Timacadde : Boobe goormuu qiran doonaa in Saalax la qoray? November 07, 2010 WardeerNews ayaa July 07, 2010 daabacday qoraal taariikhiya [hoos ka akhri] oo caddeeyey in Boobe Yuusuf Ducaale iyo Saalax Jaamac Xuseen wada qoreen buugii u horeeyey ee lagu ururiyey suugaanta Abwaan Cabdullaahi Suldaan Timacadde oo cinwaankiisu ahaa “Maansadii Timacadde” sanadkii 1978. Buugaagtii ka dambaysay […]

24th April 2025 admin
Xildhibaanaa Puntland oo simay awoodaha xilka qaadista madaxda sare Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Puntland ayaa maanta ansixiyay talo uu hory u soo jeediyay guddoomiyihii hore ee xilka laga qaaaday Cabdixakiin Dhoobo Daareed, oo ahayd in la simo awoodaha xilka qaadista madaxda sare ee Puntland. Golaha ayaa u codeeyay in guddoonka Baarlamaanka ay ridi karaan saddex milood […]

24th April 2025 admin
Waraysigan uu siiyey ENG Maxamud Hasan Hidiidaa (Qawaacid) wuxuu kaga hadlay isbedeladii taariikheed ee ay soo martay Somalidu gumeysiga ka hor iyo wakhtigii xoriyada ay somalidu ka qaadatay dalalkii gumeysanayey ,Sidoo kale wuxuu ka hadlay aasaaskii dowladnimada Somaliya iyo dowladihii kala duwanaa ee burburka ka hor.

24th April 2025 admin
Waa Hiddo iyo dhaqan Qarniyo soo jiraY iyo dhalinyaro ku cawaynaysa aroos lagu qabtay Dooxada Rad ee degmada Badhan ee gobolka Sanaag

24th April 2025 admin
Madaxweynaha Koonfur Galbeed H.E Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen, iyo Wafti uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya. Safiirka Dowladda Soomaaliya ufadhiya Dalka Itoobiya Cabdulaahi Axmed Jaamac, ayaa kusoo dhaweeyay Madaxweyne Laftagareen Addis Ababa. Laftagareen ayaa u sii gudbi doona magaalada Abuuja ee Dalka Nigeria.

24th April 2025 admin
Degan miiraash, waa Gabadh reer Boorame ah oo u afduuban maamulka SNM, sababtoo ah waxay diiday in Calanka Soomaaliyeed la gubo. Ma jiro Siyaasi ka soo jeeda Koonfurta Soomaaliya oo cambaarayn kara falalka noocan oo kale ah, Laakiinse qiiro Japan waa ku dhigi karaa Muqdisho iyo taalada Daljirka Dahsoon. Degan miiraash: oo ah gabadh Reer […]