26th April 2024  admin  Category :

Waxaa Magaaladda Boosaaso lasoo gaarsiiyay 480 Haamaha Oksijiinka ah ( Oxygen cylinders) iyo 200 oo xabbo oo Oksijiin nidaamiye ah (Regulators) Qalabkan oo gacanta ay Ku hayaan gudiga soo iibinta Warshadda Ogsijiinta Puntland Sii Loo Yareeyo Dadka U dhimanayaa Ogsijiim La.aanta Loona Haqab tiro Baahida Ogsijiinta.

Sido Kale Dhowaan ayaa La Rajayn In ay soo gaarto magaaladda Bosaaso warshada Ogsijiinta ( Oxygen generation plant) oo Salala Cumaan ugu Xaniban dabayl Ka Dhacayaa Badda Awgeed

No photo description available.
No photo description available.
No photo description available.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

*