Category Archives: WARAR: AF SOOMAALI

6th June 2025  admin  

Soomaaliya iyo Masar oo heshiisyo kala saxiixay Dowladdaha Masar iyo Soomaaliyua ayaa magaalada Qaahira ku kala saxiixday heshiisyo la xiriira dhinacyada waxbarashada, ganacsiga iyo maalgashiga. Wafdi uu hoggaaminayo ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa safar shaqo ku jooga dalka Masar, maalintii saddexaad. Dowladda Masar ayaa oggolaatay inay kordhiso tiradea ardayda Soomaalida ee deeqda waxbarasho […]

6th June 2025  admin  

Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dawladda Puntland, Bashiir Jaamac Maxamed, iyo Masuuliyiin uu horkacayo oo ay kamid yihiin Gudoomiyaha Gobalka Sanaag Siciid Axmed Jaamac (Badmaax), Gudoomiyaha Waxbarshada degmada Badhan Maxamed Siciid Carab ayaa booqday Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed faraca Puntland ee degmadda Badhan. Agaasimaha faraca Puntland ee Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed Mudane, Caydaruus Axmed […]

6th June 2025  admin  

Magaalada Badhan ee gobolka Sanaag ayaa lagu qabtay Xaflad lagu tageerayo Saynab Ismaaciil Tiinbiye oo ah xalidhaban aqalka sare ee Dawladda Faderalka Soomaaliya

6th June 2025  admin  

Ra’iisul Wasaare Rooble oo Qaahira ku booqday Hooyga uu ka deganyahay Madaxweynihii hore ee dalka Cabdiqaasim Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa hogyiiga magaalada Qaahira ku booqday Madaxweynihii hore ee dalka mudane Cabdiqaasim Salaad Xasan oo uu ka siiyay warbixin guud oo ku saabsan xaaladda dalka, hannaanka ay u socdaan […]

6th June 2025  admin  

Guddiga Doorashada Heer Federal oo isku khilaafay Habraaca Doorashada Aqalka Hoose Xubno ka tirsan Guddiga Hirgelinta Doorashada heer Federaal ayaa sheegay in aan la isku raacsaneyn habraacii maanta ka soo baxay Guddiga doorashada. Sidoo kale waxaa habraacan diidan Guddiyada doorashada heer Dowlad Goboleedka ee SEIT. Guddoomiyaha Guddiga doorashada heer Federaal iyo xubno ka tirsan guddiga […]

6th June 2025  admin  

Rooble oo kulan la qaatay Golaha Wasiirrada dalka Masar Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdiga ku wehelinaya booqashada uu ku joogo dalka Masar ayaa kulan laba geesood ah la qaatay Ra’iisul Wasaaraha dalkaas iyo xubno ka tirsan Golahiisa Wasiirrada. Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda iyo wafdigiisa ayaa kala hadlay Ra’iisul Wasaare Mustafa Madbuuli […]